Wasiirada Arrimaha Dibeda ee Somaliland iyo Jabuuti oo ka hadlay kulanka Madaxweyneyaasha

Wasiirka arrimaha dibeda ee Somaliland, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) iyo dhigiisa Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf oo ka hadlay kulanka labada madaxweyne iyo mid ay gaar u yeesheen labada wasiir

Hoos ka daawo muuqaalka warkan

https://youtu.be/M7DqPe0U1wE