Wasiirka Arrimaha Gudaha JSLย Oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Madaxda Dhaqanka Ee Bariga Gobolka sanaag.
Hargaysa Wasiirka Arrimaha Gudaha JSLย Maxamed Kaahin Axmedย ayaa maanta Hadhimo sharafeed ku maamuusayย Odoyaasha dhaqanka ee Barriga Sanaag.
Odayaasha Dhaqankaย oo Hargaysa U Yimi Martiqaad ay ka heleen Madaxweynaha Qaranka Somalilandย oo Todobaadkanbaย Ku Sugnaa Caasimada hargaysaย ayaa Maantaย Waxaa Hadhimo sharafeedย Hotel Maansoor ugu Sameeyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalilandย Mudane Maxamed Kaahin Axmed.ย
Hadhimo sharafeedkanย ayaa ka sokow odoyaasha dhaqanka ee bariga sanaag waxaa kasoo qayb galayย wasiiro horeย xildhibaano iyo marti sharaf kale .
Waxaana halkaasi hadalo soo dhaweyn ah kasoo jeediyey wasiirka arrimaha Gudaha , ex wasiir cali warancade, ex wasiir Cadimi iyo sulaadiin si diiran usoo dhaweeyey madax dhaqameedka.
Dhinacaย kale waxaa odoyaasha dhaqanka ee Beriga Sanaag u Hadhay laba oday oo ka mahad naqay qadada uu ku sharfay wasiirka arrimaha Gudaha JSL.