Xisbi ahaan Waxaa noo farxad ah in Maanta mid ka mid ah Yoolashii Barnaamij Siyaasadeedkii Xisbiga Kulmiye laga hirgeliyey magaalada Boorama oo hal mar mashruuc Lix milyan (6 Million) ah laga fuliyey