Madaxweyne-ku-xigeenka JSL ayaa magaalada Boorama ka daahfuray mashruuca horumarinta xarumaha caafimaadka ee gobolka Awdal.