Xogta Dahsoon: Qaaradda sideedaad ee Dunida oo la helay

 

Arrinta wadnaha farta lagaga hayaa waxay tahay in uu dhaco dagaal ku saabsan cidda yeelan doonta  mulkiyadda qaaradaasi cusub, xilli ay lama huraan tahay in xuduudaheeda loo talaabi doono si loo helo kheyraadkeeda dabiiciga ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qaaradda sideedaad ee Dunida oo la helay:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com